Ereyga Maanta: simuum
dulun2ld dulmi².
dulundulceeBiyo, mas iwm si dulundulco ah u socosho.
dulundulceyneeg dulundulcee. ld dulundulceys.
dulundulceysld dulundulceyn.
dulundulceysiiSi dulundulco ah u wadid.
dulundulceysiineeg dulundulceysii.
dulundulcoSocod si talantaalli ah dhinac loogu leexdo oo maska, mulaca, abeesada iwm leeyihiin.
dulxawaareeWax dulmarid; wax korduulid.
dulxawaareyneeg dulxawaaree.
dulxumoeeg dulxun.
dulxunWax aan sabir lahayn ahaansho.
dulyarWax aan dulqaad lahayn ahaansho.
dulyaraaneeg dulyar. ld dulyari, dulyaraansho, dulyaro.
dulyaraanshold dulyaraan.
dulyarild dulyaraan.
dulyarold dulyaraan.
dulyeeladld dulyeelasho.
dulyeelashoeeg dulyeelo. ld dulyeelad.
dulyeeloSabir iyo dulqaad ku sifoobid (qof).
dumaaCaws gaboobay.
dumaal11. Naag laga dhintay oo nin qaraabo la ahaa ninkeedi hore guursado. 2. Roob yar; shuux.
dumaal2Naag nin qaraabo ahi ka dhintay guursasho.
dumaalideeg dumaal². ld dumaalis.
dumaalisld dumaalid.
dumaashi1Nin naagta uu qabo walaasheed wax uu u yahay.
dumaashi2Qof dumar ah, waxa ay u tahay ninka walaasheed qaba.
duman1Isu d.: wax isu ururay noqosho (dad ama xoolo).
duman2Wax la isu ururiyay ahaansho (dad ama xoolo).
dumarDadka intiisa dheddig.
dumarnimoDumar ahaansho.
<< < 201 202 203 204 205 206 207 208 209 210 211 > >>