Ereyga Maanta: codlaawe
dunida saddexaadWaaddamada Aasiya, Afrika, iyo Laatiin Ameerika ayaa laysku yiraahdaa waddamada d. s., waa waddamo aalaaba sabool ah.
dunjiHalka wax ka soo farcamaan.
dunmideeg duman¹.
dunnayneeg dunnee.
dunneeGacan duuban cid si xoog ah ugu dhufasho.
dunnoKu dhufashada cid si xoog ah loogu dhufto gacan duuban.
dunqaare1. Dalool yar oo weel caanoodka loo yeelo. 2. ld dunqaaro (1).
dunqaareeWeel-caanood dalool yar u yeelid.
dunqaareyneeg dunqaaree.
dunqaaro1. ld dunqaare. Caws dhaadheer oo dooxooyinka ka baxa. 2. Waxa Eebbe abuuray ee aan dadka ahayn.
dunsanWax la dumiyey ahaansho.
dunsanaaneeg dunsan. ld dunsanaansho.
dunsanaanshold dunsanaan.
Dunugleeeg qaxooti; dalow.
dunuunuc1ld gunuunuc¹.
dunuunuc2ld gunuunuc².
dunuunucidld gunuunucid.
dunyirDoonidda gabar yar oo sebi ah iyadoo galaamad lagu riwamayo.
duq11. (-qow, m.dh) Qof da'weyn. 2. (-qey/qeyti, m.dh) Qof bulsho madax u ah. 3. D. ah: wax gaboobay.
duq2Biciid dheddig oo curad ah.
duq31. Haweenay da'weyn. 2. Foorad, dhibic (cayaar).
duqee1. (f.g) Hub culus meel ku garaacid. 2. (f.g) Wax burburin. 3. (f.mg) Kharabid (matoor). 4. (f.mg) Ka d.: arrin oday ka noqosho.
duqeyeeg duq 1 (2).
duqeyneeg duqee.
duqeytieeg duq 1 (2).
duqlaal1. Cid dulmiyid. 2. Wax juqa-juqayn.
duqlaalideeg duqlaal.
duqnimoDuq ahaansho.
duqoobideeg duqow³. ld duqow¹.
duqow1ld duqoobid.
<< < 203 204 205 206 207 208 209 210 211 212 213 > >>