faraggelis ld faraggelin.
faraggirgir Gacanta dhabarkeeda oo cid lagu dhufto. ld faraggoror, farajirjir.
faraggorgor 1. Ciyaar carruureed. 2. Fiidda geeduhu ka fufaan. 3. Faraggirgir.
faraggoys Nooc shimbiraha hilibcunka ka mid ah; dafo.
faraggubyo 1. Faraha gacanta ama lugta oo gubta. 2. Abaal marin yar oo la siiyo qof cunto kariyey.
faraggubyoo Faraha ka gubasho.
faraggubyood eeg faraggubyoo.
faragguuto Wax yar oo far iyo suul lagu qaadi karo.
farahal1 Biyaha lagu farahasho. farahal2 U f.: gacmaha qofka mayrid. farahalasho eeg farahalo.
farahalid eeg farahal².
farahalo Gacmaha iska mayrid.
farajannayn eeg farajannee.
farajannaysad ld farajannaysasho.
farajannaysasho eeg farajannayso. ld farajannaysad, farajannaysi, farajucsad, farajucsa.
farajannaysi ld farajannaysasho.
farajannayso Faraha xubnahooda jucsasho. ld farajucso.
farajannee Xubnaha faraha jucin.
farajirjir ld faraggirgir.
farajucsad ld farajannaysasho.
farajucsasho ld farajannaysasho.
farajucsi ld farajannaysasho.
farajucso ld farajannayso.
farakabbax ld farabbax¹.
farakacayaar1 Isjiidjiid ama legdan aan dhab ahayn oo dheeldheel loo sameeyo. farakacayaar2 Isjiidjiid ama legdan aan dhab ahayn dheeldheel u samayn. farakacayaarid eeg farakacayaar².
farakalabbax ld 1. ld. farabbax¹.². ld. farakalabbixid.
farakalabbixid Faro ka qaadidda cid faraha laga qado; dayrin. ld farakalabbax (2).
page : 25 of 73
<< < 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 > >>