Ereyga Maanta: gurguurto
handaraabid  eeg handaraab².
handaraabnaan  eeg handaraaban. ld handaraabnaansho.
handaraabnaansho  ld handaraab-naan.
handaraabo  Albaab handaraab ku xirasho.
handuul  1. Sariir yar oo ilmaha lagu lulo. 2. Naxash. 3. Sariir doomaha derbiyadooda ku dheggan oo ay seexdaan rakaabka qaarkood.
hanfaafurraysad  ld hanfafurraysasho.
hanfaafurraysasho  eeg hanfaafurray-so. ld hanfaafurraysad, hanfaafuraaysi.
hanfaafurraysi  ld hanfaafurraysasho.
hanfaafurrayso  Cunto yar qadada ama cashada ka hor sii cunid.
hanfaafurro  ld hanfaafuryo.
hanfaafuryo  Cunto yar oo qadada ama cashada ka hor la cuno. ld hanfaafurro.
hanfad1  Illaawidda wax la illaawo degdegsiinyo iyo fudayd dartiis. ld handad¹. hanfad2  Ka h.: Wax degdegsiinyo iyo fudayd dartiis la illaawid. ld hanfad². hanfade  Qof illow-shiinyo badan oo fudud.
hanfadi  (iyay, -isay) ld handadi.
hanfadid  ld handadid.
hanfadin  ld handadin.
hanfaf  ld handad¹.
hanfafid  eeg handad².
hanfariir1  Argaggax; didmo; sas. ld anfariir¹. hanfariir2  Bixid, argagixid. ld anfariir². hanfariiri  Cabsiin, nixin. ld anfariiri.
hanfariirid  eeg hanfariir².
hanfariirin  eeg hanfariiri. ld anfa-riirin.
hanfariirsan  Qof la hanfariiray ahaansho. ld anfariirsan.
hanfariirsanaan  eeg hanfariirsan. ld anfariirsanaan, anfariirsanaansho, hanfariirsanaan
hanfariirsanaansho  ld hanfariir-sanaan.
hanfi1  Dabayl kulul. hanfi2  (juqr.) Dabayl kulul oo qallalan oo ka soo dhacda meelaha dulaha ah una soo dhacda xeebaha, gaar ahaan dalka koonfurta Afrika; waxaana ay dalkaas ka dhacdaa xilliga jiilaalka. Hanfigu wuxuu dhulka Soomaalida ka dhacaa xilliga xagaaga, waxaanu ka dhacaa Xeebta Badda Cas, sida Berbera iyo Jabuuti. hangaaguryo  Canaan kulul. ld hangaaggurro.
page : 29 of 93
<< < 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 > >>