fariiso 1. (f.g) Salka meel saarid. 2. (f.mg) Dareere garoorid. 3. (f.mg) Ka f.: wax ka joogsasho. ld fadhiiso.
farjaawi ld jaawi².
farjaawin ld jaawin.
farjaawis ld jaawin.
farjaw ld jaawo.
farjawi ld jaawi².
farjawin ld jaawin.
farjawis ld jaawin.
farkannax1 Dareen cabsi leh oo qofka ku dhaliya in uu wax gacmahiisa ku jira xukumi kari waayo. ld farakannax¹, fargannax¹. farkannax2 Dareen cabsi leh oo qofka ku dhaliya in uu wax gacmahiisa ku jira xukumi kari waayid. ld farakannax², fargannax². farkannaxsan Wax farkannax hayo ahaansho. ld farakannaxsan, fargannaxsan.
farkannaxsanaan eeg farkannaxsan. ld farakannaxsanaan, farakannaxsanaansho, fargannaxsa.
farkannaxsanaansho ld farkannax- sanaan.
farkannixid eeg farkannax². ld farakannixid, fargannixid.
farkuddoon F. ah: wax si loo helo adagtahay; dhif, naadir. farma' m.dh.sh.r Si kedis iyo degdeg ah oo loo boodo ama loo ordo. ld farmac.
farmaajo Cunto laga sameeyo caano la garooriyey lana qallajiyay.
farmac ld farma.
farmashiye Dukaanka daawooyinka lagu iibiyo. ld farmasi.
farmasi ld farmashiye.
farmi1 Culaab la saaro maraakiibta markay faaruqa tahay si loo dheellitiro culayskooda. farmi2 Markab faaruq ah si miisaankiisa la isugu dheellitiro culays saarid. farmid ld fartoomid.
farmiyid eeg farmi².
farmuq Cid wax ku tuhmid.
farmuqid eeg farmuq.
farnaan eeg faran². ld farnaansho.
farnaansho ld farnaan.
faro 1. Wax fandharasho. 2. Cid farriin u dhiibasho.
farooley Qalab bir ah oo daab dheer oo qori ah leh oo beeraha looga shaqeeyo. ld faraley (2).
farow 1. Gammaan dibadeed, leh midab isugu jira diillimo caddaan iyo madow ah oo laga helo Afrika kaliya. 2. Xoolaha aadka u cayila. 3. Xararka rarada lagu dhigo jaad ka mid ah.
page : 31 of 73
<< < 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 > >>