dameerow Cudurrada carrabka ku dhaca mid ka mid ah. ld dameero.
dami 1. Dab, nal iwm bakhtin. 2. Dhibaato xasilin. ld demi.
damid eeg dan. ld demid.
damiin Qof siiba arday oo fahmadiisu yartahay. ld dammiin.
damiin (1) ld dammiin¹.
damiin (2) ld dammiin².
damiinad (1) ld dammiinasho.
damiinad (2) ld dammiinad².
damiinid ld dammiinid.
damiinnimo ld dammiinnimo.
damiinnimo (1) Damiin ahaansho (qof). ld dammiinnimo.
damiino ld dammiino.
damiir Wax la xiriira garaadka aadanaha oo fara wanaagga xumahana ka reeba.
damin eeg dami. ld damis, demin, demis.
damis ld damin.
dammaad (1) Wareer culus oo qofku kala garan waayo meesha iyo waqtiga uu joogo.
dammaad (2) Wareer culus oo meesha iyo waqtiga la joogo lala kala garan waayo la kulmid.
dammaadid eeg dammaad².
dammaadsan Wax dammaaday ahaansho (qof).
dammaadsanaan eeg dammaadsan. ld dammaadsanaansho.
dammaadsanaansho ld dammaad-sanaan.
dammaan 1. ld lammaan 1. Heshiis qoraal ama af oo caddeynaya in la fulin doono wax lagu heshiiyey; ballanqaad. 2. Ari d. ah: ariga inta jarka ah oo loogu talagalay iib.
dammaanad (1) ld dammiinasho.
dammaanad (2) ld dammiinad².
dammaanasho ld dammiinasho.
dammaano ld dammiino.
damman Qof maskax ahaan aan baraarugsanayn ahaansho; maahsan.
dammanaan eeg damman. ld dammanaansho.
dammanaansho ld dammanaan. damme s. ld dambe.
dammeer (1) ld dameer¹.
<< < 315 316 317 318 319 320 321 322 323 324 325 > >>