dakhaakhul1Qof gabow dartiis, isku daran noqday. ld laclac¹.
dakhaakhul2Qof gabow dartiis erayada uu sheegayo aan la garan karin. ld laclac².
dakhaakhulideeg dakhaakhul². ld laclacid.
dakhal1. Tiir dheer oo qori ah ama bir ah oo doonyaha iyo maraakiibta dhexdooda laga taago oo farnaanka iyo shiraaca celiya. 2. Qar hoos u dheer.
dakhar1ld daqar¹.
dakhar2ld daqar².
dakhliHanti cid ka soo gasha shaqo ama ganacsi.
dakhramidld daqramid.
dakhran1ld daqran¹.
dakhran2ld daqran².
dakhranaanld daqranaan.
dakhranaanshold daqranaan.
dakhridld daqrid.
dal1Dhul soohdin loo yaqaan leh oo la degganyahay; waddan.
dal2Harag rogob ka gurid.
dal'idld dham'id.
dal-lahelayld dan-lahelay.
dala'1ld dhama'¹.
dala'2ld dhama'².
dala'sadld dala'sasho.
dala'sashoeeg dala'so. ld dala'sad, dala'si.
dala'sild dala'sasho.
dala'soCid khayaano yar oo aan wax lagu yeelayn ku samayn.
dalaabid1. ld dalow 1. Dal qalaad iska aadid. 2. eeg dalaaw².
dalaadDhul bannaan oo aan dhir waaweyn lahayn.
dalaadalaSi aayar ah.
dalaaf11. D. ah: xoolo ama dad darxumo iyo rafaad ka muuqdo. 2. D. ah: ceel biyihii ka gureen. 3. ld dalaafid.
dalaaf21. Dad ama xoolo, wax darxumo iyo rafaad ka muuqdo noqosho. 2. Ceel, biyo ka gurid.
dalaafideeg dalaaf². ld dalaaf¹ (3).
dalaafsanWax dalaafay ahaansho.
<< < 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 > >>