ABSTRACTFikir Kaab
ACCESSORYDambi Kalkaaliye
ACCOMPLICEDambi Gacansiiye
ACCUSATIONAshtakeyn; Dacweyn;Eedeyn
ACCUSEAshtakee; Dacwee; Eedee
ACQUITDaa; Siidaa
ACQUITTALDayn; Siideyn
ADJOURNHakin, Joojin gaaban
ADJUDICATEXukun
ADMISSIBLELa ogolaan karo
ADMISSIONQirasho, Ogolaasho
ADMONITIONU digid; ka waanin
ADOPTIONAqbalaad(1), Korsasho sharci ah
ADVISEMENT OF RIGHTSKa wargelin xuquuqaha
AFFIDAVITDhaar la qoray; Qooraal Dhaar ah
AFFIDAVIT OF PREJUDICEDhaar qoran oo dhinac la jirta
AGGRAVATED ASSAULTGacan ka hadal culus
AGREEMENTHeshiis
AID AND ABETKu kalkaali oo ku dhiirgeli
ALIBICudurdaar maqnaasho
ALIMONYMasruufka furiinka ka bacdi
ALLEGATIONEedayn; Dembi saarid
ALLEGEEeday
ALTERNATE JURORGarsoore dadweyne xubin sugi ah
ALTERNATESXubinsugiyaal garsoore dadweyne
AMENDBeddel
AMENDMENTBeddelaad
ANSWERJawaab Dacwadeed
APPEALnoun: Rafcaan | verb: Qaado Rafcaan
APPEARANCEHor Imaad Maxkamad
ARBITRATIONDhexdhexaadin; Heshiisiin
ARGUMENTDood maxkamadeed
ARRAIGNKu oog dambi
ARRAIGNMENTKu oogis dambi; Hor keenid maxkamadda
ARRESTQabasho
ARREST WARRANTWaaran, qabasho
ARSONDambiga gubista guryaha
ASSAULTGacan ka hadal
ASSAULT WITH A DEADLY WEAPONGacan ka hadal la isticmaalay hub halis ah
ASSIGNEEQofkii lagu meeleeyay
ATTESTCadeeyay; Ka markhaati kacay
ATTORNEYQareen; looyar
ATTORNEY OF RECORDQareenka Diiwaanka ku jira; Qareen Diiwaan
AUTHENTICATEXaqiiji ; Cadday; sug
AUTO TAMPERINGKu falaad baabuur; Kharibaad baabuur
BAILDammiin
BAIL BONDSMANDammiin dhige
BAIL FORFEITURELumista ama dhumista dammiinta
BAIL HEARINGDhegeysiga dammaanadda
BAIL REVIEWKu noqoshada dammiinka
1 2 3 4 5 6 › »

Aaway Buugani iguma jeedo meeshaa
Casriyayn ayaan ku sameynay boggan.