November 2, 2026
diilan
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)
Macnaha:
- Wax ciid, neef iwm laga buuxiyey noqosho.
- Wax ciid, neef iwm laga buuxiyey ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

