beelidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg beel³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
beelQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-lo, m.l)Macnaha:Cid ama reero badan oo meel wada deggan; duddo; qeyro.Koox dabeeci ahaan sabo ku wada uuman, oo isugu jira sinjiyo dhir iyo xayawaanba leh.Hanti ama wax kale oo hore loo lahaa tirmid; waayid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0