Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
ld eey¹.
ld eey².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-eey/-yo, m.dh)
Macnaha:
(c.nafl.) Naasley dab joog ah, yeyda ay isku bah yihiin, hilib cun ah, oo loo adeegsado ugaarsiga iyo ilaalinta guryaha, xoolaha, beeraha iwm. ld ey¹.
Eey dheddig ah. ld eeyad, ey².
Erey dareen: ehi!, oh! ld eeyaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur