oogan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)

Macnaha:

  1. 1. Dab wax la oogay noqosho. 2. Dacwo, rabsho iwm wax la oogay noqosho.
  2. 1. Dab wax la oogay ahaansho. 2. Wax si wanaagsan loo fuliyey ahaansho (salaad). 3. Dacwo, rabsho iwm wax la oogay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur