Ballac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Wax jir leh saddexdiisa cabbir (dherer, ballac, qoddo) midkood. ld ballaar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ballac

ballaar | ballaaran | ballaari | ballaarso | dooxada rift | gidaar | histoogaraam | kob | mawjad-gaaban |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg