Banji
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Geedgaab iniinahiisa lagu sakhraamo oo leh caleemo balballaaran iyo miro kulkulucsan, waaweyn oo dusha qodxo jiljilicsan ku leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga banji ↴
yeeg-bibanji | yeeg-bibiish | banji-bicaddaan | banji-bidooh | banji-bijoohaar | banji-bisaliim | banji-bishiish | banji-biyeeg | banjiyad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg