Dhacaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-aamo, m.dh)Hoore layiig ah oo ka yimaada nabar ama dhaawac gaaray oogada noole. ld dheecaan¹.
Dhacaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(baay.) Hab hawleed uu qanjir dhiigga ama dhacaanka soohyada wax kala soo baxo oo kaddib u beddel kiimikaad ku sameeyo si uu u soo saaro walax lagu isticmaali karo jirka dheexdiisa ama dibedda looga saarayo.
Dhacaan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)Oogada noole nabar ama dhaawac gaaray awgeed hoore layiig ah ka imaansho. ld dheecaan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhacaan ↴
baabbaca-caleen | jaalabuto | onkod | sabaad | ugaxlay | xabag | xajiin | xalxal | afyuun | asal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg