Dhexdhexaadi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Laba dhinac oo wax isku haya u garnaqid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhexdhexaadi

dhexdhexaadin | dhexdhexaadis | dhexdhexaadiye | dhexgal | gargoo | gargooyo | garnaq | garnaq | garsoore |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg