dhihid
(m.f.dh)

eeg dheh. ld dhihitaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhihid

tadhihid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tadhah².

aamm aammiinso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Aaammiin dhihid. ld aamiinso.

abhi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof maaggan in uu cid dhibaateeyo ereyo uu ku qaboobo ku dhihid. ld ahbi.

afgobaadso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Hadal macaan oo hufan oo eed ka carar darteeda keliya u dhihid. 2. Si asluub leh arrin uga xogwarramid (qof).

afxumee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Qof hadallo aan munasaab u ahayn ku dhihid.

baan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
Hadal dhaar, faan iyo handadaad isugu jira dhihid.

biliglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Iftiin meel dheer bilig ka dhihid.

bir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax sida iftiin bilig dhihid.

cabo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Erayo calaacal ah dhihid.

canjil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Cid hadal ay sheegtay si qaab daran daba dhihid; jilid; dhaajin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg