Diiddo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Ku gacan sayridda lagu gacan sayro codsi, amar, siismo iwm.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diiddo ↴
afti | amardiiddo | baloolley | caasi | dharas | diiddooy | diiddow | hawldiiddo | maddiiddo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg