Gammaan
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:Naasleyda qayb ka mid ah oo ay ka mid yihiin fardaha, baqlaha, dameeraha iyo farowg.
Gammaan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Nooc kalluunka badda ka mid a.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gammaan ↴
baqal | caynaan | ciddillaab | dakaamo | dakaan | dameer | dameer | dareemo | dawan | farow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg