haruub
(m.l) (-bbo/byo, m.dh)1. Daboolka haanta ama dhiisha. 2. Weelcaanoodka aan daboolka lahayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haruub ↴
aameel [m.l] (-llo, m.dh)
1. Weel qori ka samaysan oo aan dabool lahayn oo lo'da iyo geela lagu maalo; haruub; doobi. 2. Wixii waxay arkaan iska raacaan. haruub, doobi
haan [m.l] (-nan, m.l)
1. Galowda, rubadda. 2. Weel yar, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo caanaha lagu shubto.
haan [m.dh] (-aamo, m.l)
1. Weel aagaanka ka weyn, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo caanaha lagu shubto. 2. Weel weyn oo bir ama shamiinto ka samaysan oo biyaha iyo shidaalka lagu kaydsado.
haaneed [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Hal iyadoo bidixda laga taaganyahay haruubka jilibka lagu hayo lisid. 2. ld haneedi. ld haaneedi. haneedi, haaneedi
jaar [m.l] (-rar, m.l)
1. Dad guryo isu dhaw deggan. 2. ld yaar 1. Xakame yar oo fardaha afka looga xiro. 3. Haruub; bire.
qaaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax qaac ka keenid. 2. Haruub qaac ku kululeyn. 3. Ka q.: ruuxaan ka shidid (cid). ld qiici, qiiqi.
buji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax sida haan iwm haruub ka qaadid. 2. Wax meel ka duleelin.
daar [m.l]
1. Xabad. 2. (-rar, m.l) Daloolka yar ee haruubka dhiisha ama haanta. 3. (-rar, m.l) Cuf yar oo la geliyo daloolka haruubka dhiisha ama haanta. 4. Hilib jiir ah oo sararta inteeda dambe ee araxda xigta saaran.
dhikil [m.l]
1. (-lo, m.l) Haruub yar oo caanaha lagu maalo. 2. Nooc cawska ka mid ah.
gaawe [m.l] (-wayaal, m.l/dh)
Haruub weyn oo geela lagu maalo, toobe; haruubgaal.