Jilee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

1. Wadaan biyo ka buuxin. 2. Abaabulid (cayaar).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jilee

beerjileec | calooljileec | jilayn | jilcan | jilci | jileec | jilicso | majaajilee | nugayl |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg