Jiq

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Meel geedo badan oo aan la dhex mari karin; hawd.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiq

laangooyo | usur | arjiqore | bax | cal | cayn | cumur | cuun | dhigdhig | dulalaati |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg