Lammaane
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(nax.) Erey ka kooban labo erey ama in ka badan oo kala duwan, yeeshana micno cusub. Tus. “dhul + bare -> dhulbare”. Lammaane = la iyo maan halka e-da danbena ay tahay mid sheegaysa adkaanshiyo sida wax isku naban, isku sudkan. Tusaale: “Waa baahi ka dhaxeysa laba shakhsi si ay isku dhameystiraan” lamaane
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lammaane ↴
qaanso | qaate | xaglo-isqummiye | xaglo-istoosiya | xaglo-talantaali | dabar-lammaan | dabar-wadaag | dambeed | deeqe | feedh |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg