Nuurad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Maaddo midab cad leh oo laga helo dhagxaan si gaar ah loo gubay, dhismayaashana lagu dhisaa ama lagu caddeeyaa. ld nuuriyad, nuuriyo.

Nuurad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(kiim.) Kaalsiyam.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nuurad

tabaashiir | cad | dhagax-nuuradeed | dolmayt | gaantay | galaal | galaal | hogdhagax | malaas |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg