Qal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)Labada fuq ee afka middood; daan.
Qal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)1. Neef nool gowracid, oo kala dhigdhigid. 2. Meel jirka nafleyda ka mid ah jeexid si loo daaweeyo. qalaad s. Dhul kale ama tol kale ah; aan sokeeye ahayn; shisheeye.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qal ↴
daab | laab | saab | caabbiye | jaabo | aalad | aaladee | aaladeysan | naab | kaabul |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg