Quful
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. (-llo, m.dh) Xubinta taranka ee gammaanka lab. 2. ld qafil 1. 3. qafilid.
Quful
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ulay, -ushay)ld qafil².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga quful ↴
fure | handaraab | khasaanad | qafil | qafil | qafilan | qafilasho | qafilid | qafilnaan | qafilo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg