Ribnaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(kiim.) Xaddi walax ah oo ku jira halbeeg-muggeed milan ah. Halbeegga ribnaantu waa mool dm(-3). Ribnaan cufeedku waa cufka milmaha ku jira halbeeg-muggeed kasta. Ribnaanta mool-lani waa inta mool ee milmaha ku jirta halbeeg-muggeed kasta. Ribnaanta moolal waa xaddi walaxeedka ku jira hal kiiloo-garaam oo milaha ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ribnaan

saafid-kolorimitrieed | xaddiditaanka PH | asiidh-cabirid | dhakhso-horsiimo-kowaad | dheelitiran-kiimikeed | gudbin-firfircoon | kharribnaan | kharribnaansho | maxsuul-aayooneed | milan sare |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg