Sooh
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:S. ah: xarig aan tidac ahayn oo laba dhudood ka samaysan.
Sooh
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-hay, -hday)1. Wax miiqid. 2. Wax isku tidcid.
Soohad, soohdoon, soohdeen, tidcay, tidcadeen*
Heblaayo timiihii Beey soohatay hablihii timiihii Baa loosoohay…wiilkii Timiihii Buu soohday heblayo timiihii Baa loo tidcay timiihii Baa loo dabay gabdhihii timihii Baa loo tidcay,dumarka qaarkood iyagaa tidcadeen timahooda,iyagaa timahooda dabtay iyagaa timaha soohatay.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sooh ↴
xad | askoorbik-asiidh | burobahalaad | burocaanood | buro-qanjireed | cirrid | cuncun | dab | dal | deriskunnool |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg