Summad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)1. Calaamad xoolaha lagu dhigo oo lagu kala sooco. 2. Lambarrada iyo xuruufta diiwaansan ee la siiyo warqadaha xafiisyadu isu diraan. ld sumad¹.
Summad
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Xoolo iwm calaamad lagu kala sooco u yeelid. ld sumad².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga summad ↴
daafad-xagleed | kaaliyam | maanganiis | naanays | qaanso | rabaqaad | udub | waat | aljebra | ambiyeer |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg