Warshad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Dhis makiinado waaweyn yaalliin oo alaabta ceeriin lagu farsameeyo. ld wershad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga warshad ↴
naatariyam-koloraydh | alaab caydhiin | bandhig | carwo | cunaabi | dalalka horumaray | dalalka soo koraya | dhaliye | dharsameeye | hantigoosad-dawladeed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg