Weyn

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd; waaweyn)

1. Wax qiyaasta loo baahan yahay wax u weheliyaan xagga tirada, dhererka, ballaarka, filka iwm ahaansho. 2. Isla w.: qof cid kale iskala sarreeya ahaansho.

Harweyn*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Macne Dheeraad ah

waa marka xoolaha guran ee aan irmaaneyn laguraaan rag kaliya een wadan hoy ama aqal

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weyn

aabi | aafo | aaho | ba' | oday | baabba' | faa | ka | saabbilaash | haadaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg