Xaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hanti la siiyo qof sharaftiisa wax loo dhimay. 2. (axwaal, m.dh) Arrin; xaajo. 3. ld xaalad. Sida lagu suganyahay; sah.
Xaal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)La x.: cid arrin la dhammaysasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xaal ↴
ba' | baabba' | raabiya | baahi | nabaaddiino | saadaal-cudur | saaqan | urur shaqaale | uuroowid | waayo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg