Yeeg

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gag, m.l)

Turub hal dhibic leh oo ka sarreya baashiga. ld yake (2), yeeke.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yeeg

yake | yeeg-bibanji | yeeg-bibiish | yeeg-bicaddaan | yeeg-bidooh | yeeg-bijoohaar | yeeg-bisaliim | yeeg-bishiish | yeegtiis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg