Gaashaan
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nno/-ammo, m.dh)Qalab bir ama harag adag ah, oo looga gabbado riddada warmaha, fallaaraha iwm.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaashaan ↴
maad | bahayso | bahow | dhallinyar | dhawraarin | dhigo | dig | digniin | gaashaandaduur |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

