Gad
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. Badeeco lacag ku beddelid. 2. Wax tirid. Tus. “Roob baa raadkii gaday.” 3. Weyso burin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gad ↴
taab | yaac | faagad | raacdarreeb | daaf | faa'iido | gaadala-aqoon | laafyo | laafyoo | maangad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg