gariirid
(m.f.dh)

eeg gariir². ld gariir¹ (3.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gariirid

balbal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Cabsi la gariirid.

burunjiyee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-yeeyay, -yeysay)
Cabsi, gabow, qandho iwm la gariirid.

dardho [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Dhaxan aad u badan la gariirid (nafley).

dibaaxo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-xay, -xday)
Meel jirka ka mid ah gariirid. ld dubaaxo.

jarcee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-ceeyay, -caysay)
1. (f.g) Xoolo cadho qaba jarco gelin. 2. (f.g) Aqal laama ku dedid. 3. (f.mg) Qabow, baqdin ama xummad la gariirid.

jaree [Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive]
2 (-reeyay, -raysay) 1. (f.g) Xarig jare ah xoolo ku xirid. 2. (f.mg) Dheesha jarta ku adkaan. 3. (f.mg) Baqdin, naxdin ama xanuun la gariirid.

kardho [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-dhaday, -dhatay)
1. Neef irmaan oo ari ah darar awgeed la qaylin. 2. Qof jirro ama dhaxan la gariirid.

lawlaw [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-way, -wday)
1.Nafley, qabow badan awgiis gariirid. 2. Gabow awgiis la cantatamid (qof).

qosolgariirid [m.f.dh]
eeg qosolgariir².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg