Hurdo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Xaalad xubnaha jirka nafleydu nasasho ku jiraan, indhaha la isku hayo oo aan garaadka iyo maankuba shaqaynayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hurdo

nabdaad | qaaddiro | baraarug | baraarug | baraaruji | dheelallow | gama' | gama'san | halaaqo | hamaanso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg