Kaydi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Wax kayd ahaan meel u dhigid.
Kaydiso*
1. Xasuusta miskaxda 2.meemoriga taleefanada
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaydi ↴
jaabbiyad | saaf | bakaar | beeryaro | biirso | dhigaali | dhigan | dhiigmiir | dhitee | dhuux-geed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg