Naxariis
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dareen raxmadeed oo cid ku dhasha dhib cid kale haysata darteed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naxariis ↴
aabo | haamanad | jaa'ir | laayaan | nacab | bambaani | cadaawe | calool-adag | calooljilcan | calooljileec |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg