Nooc

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-cac, m.l/-cyo, m.dh)

Qayb wax ka mid ah oo leh tilmaamo u gaar ah; cayn; namuun.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nooc

baab | saab | jaad | baabbaca-caleen | saabbuunmaris | maaddo | eebo | eeraan | gaadeeryo | caado wareer |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg