Qalliin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Wax qalid.

Qalliin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Qayb ka mid ah cilmiga daawada oo ku saabsan xirfadda qalliinka dhaawaca, qaabdarrada xubnaha iyo cudurro kale.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qalliin

daabax | bisturi | bogdoox | dawo-suuxin | jeermisdile | kookeyn | madhalennimo | qooraggoo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg