Qaybsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Wax la qaybiyey noqosho.

Qaybsan

Qaabnaxa: f.g/mg4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. (f.g) Qof wax xafidsan ahaansho. 2. (f.g) Wax la qaybiyay ahaansho. 3. (f.mg) Ku q.: qof hawl, arrin iwm, fulinteeda iwm, lagu aaddiyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaybsan

qaabbilsan | xaafad | jaamacad | qaarad | unug-waalid | uurjiif | waax | xambali | bursiino | burso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg