Qoran
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay)1. Qoraal wax meel lagu dhigay noqosho. 2. bir, qori iwm wax la farsameeyey noqosho. 3. Qof shaqo la siiyay noqosho. 4. Qof dhuuban, dheer oo jirkiisu isu miisaaman yahay noqosho.
Qoran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)1. Qoraal wax meel lagu dhigay ahaansho. 2. Bir, qori iwm wax la farsameeyey ahaansho. 3. Qof shaqo la siiyay ahaansho. 4. Qof dhuuban, dheer oo jirkiisu isu miisaaman yahay ahaansho.
Qorane*
Waa buugga. Waa agab wax laqu qorto ama ay wax ku qoran yihiin waxaana adeegsada qofka wax baranaya sida ardayda iwm.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Macne Dheeraad ah
Waa buug walba oo wax lagu qorto oo ay bulshadu u adeegsato in ay wax ku qorato.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoran ↴
jaamac | qaamuus | yeerso | akhri | akhriso | aruurin | astaamayn | baanise | buug | calaf |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg