Shaah
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Geedgaab weligii cagaaran oo ubax cad cad leh kana baxa dalalka Hindiya, Shiinaha, Sayloon iyo bariga Afrika. 2. Caleenta geedka shaaha oo la engejiyey loona diyaariyey in la isticmaalo. 3. Cabbitaan guduudan oo ka kooban caleenta shaaha, sonkor iyo dhir kale oo laysku kariyo. ld shaahi.
Shaah
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-hay, -hday)Shaah cabbid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shaah ↴
ibriiq | abbaato | bakeeri | bigays | caddays | caddayso | caddee | caleen | cammir | casmali |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg