Tumayo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Qare la miiray gufarka ka hara.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tumayo

biif | biif | cuddad | dayaan | deynhilato | dhabaq | dubbad | gundhawr | lugduub | muul |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg