Xinjir
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)Dhiig guntamay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xinjir ↴
kaadiraac | aroore-holac | awdmid halbowle wadne | dhiig-joogsi | dhiig-urur | dhiig-xinjirow | embolas | fibrin | hiimofiiliya | muud |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg