abaaldaran Wax aan abaal lahayn ahaansho (qof).
abaaldarnaan eeg abaaldaran. ld abaaldarnaansho.
abaaldarnaansho ld abaaldarnaan.
abaaldarro Gudid ama aqoonsi la'aanta abaal la isu galay. ld abaaldarnaan.
abaaldhac1 Samo la isu galay oo wixii uu mudnaa aan lagu gudin. ld abaaldhicid. abaaldhac2 Ka a.: samo la isu galay wixii uu mudnaa ku gudid la'aan. abaaldhicid eeg abaaldhac². ld abaaldhac¹.
abaaldooris Samafal la isu galay oo xummaan lagu beddelo.
abaalgud1 1. Wax qiimo leh oo la siiyo qof hawl dheeraad ah qabtay; abaalmarin. 2. ld abaalgudid. abaalgud2 U a.: abaal la isu galay mid la mid ah ku beddelid. abaalgudid eeg abaalgud². ld abaalgud¹.
abaalhay U a.: cid, cid kale oo samo u gashay u aqoonsanaan.
abaalhayn eeg abaalhay.
abaali A. ah: haan duug ah oo biyaha sii daysa; boos.
abaalmari Qof u abaalgudid.
abaalmarin eeg abaalmari. ld abaalmaris.
abaalmaris ld abaalmarin.
abaar Dhibaato ballaaran oo roob la'aani keentay.
abaarayn eeg abaaree. ld abaaraysiin.
abaaraysad ld abaaraysasho.
abaaraysan Wax abaari haleeshay ahaansho (dhul).
abaaraysasho eeg abaarayso. ld abaaraysad, abaaraysi.
abaaraysi ld abaaraysasho.
abaaraysii ld abaaree.
abaaraysiin ld abaarayn.
abaaraysnaan eeg abaaraysan. ld abaaraysnaansho.
abaaraysnaansho ld abaaraysnaan.
abaarayso Wax abaari ku dhacday noqosho (meel). ld abaarso.
abaaree Wax abaar ah ka dhigid (meel). ld abaaraysii.
abaareysad ld abaaraysasho.
page : 10 of 75
<< < 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 > >>