Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: fidmawade
dadcun  1. D. ah: awr dadka qaniina. 2. D. ah: nafleyda inteeda hilibka dadka quudan karta.
daddaab  1. Qalab farraaro leh oo malabka lagu soo bixiyo. 2. Sidde loo sameeyo weelasha gadawga leh.
daddaabbe  1. Xarig si isweydar ah lug iyo jeeni loogu xiro geela; weydaar. 2. Xarig la iskula xiro qoorta iyo xabadka faraska si uusan aad ugu ordin. 3. Hangool.
daddaabbee  Xoolo, daddaabe ku xirid.
daddaabeyn  eeg daddaabee.
daddaabeysan  Wax la daddaabeeyay ahaansho (xoolo).
daddaabeysnaan  eeg daddaabeysan. ld daddabeysnaansho.
daddaabeysnaansho  ld daddaabeys- naan.
daddaami  ld dandaami.
daddaamin  ld dandaamin.
daddaansad  ld dandaansasho.
daddaansasho  ld dandaansasho.
daddaansasho1  egg daddaanso. ld daddaansad, dandaansad, dandaansasho. daddaanso  ld dandaanso.
daddan  1. Qof fudud oo aan degganayn ahaansho. 2. Ku d.: Qof, wax ku mamay ahaansho. ld deddan.
daddanaan  eeg daddan. ld daddanaansho, deddanaan, deddanaan- sho.
daddanaansho  ld daddanaan.
daddil  Xawayaanka inta dadka kula dagaalanta herdida, durdurada, xaraatida.
daddo  ld deddo.
daddoo  ld deddoo.
daddoobid  ld deddoobid.
daddood  ld deddood.
daddow  ld deddow.
dadduuc  Ku d.: wax culus si khasab ah ku wadid.
dadduucid  eeg dadduuc.
dadid  ld dedid.
dadlaq  ld dadliq.
dadliq  D. ah: meel biyo badan oo dadka aan dabbaasha aqoon ku haftaan. ld dadlaq.
dadmid  ld dedmid.
dadnaan  ld dednaan.
page : 28 of 218
<< < 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 > >>

 

Exit mobile version