Ereyga Maanta: kaahin
dawerin ld dawarin.
daweyn ld daaweyn.
daweysad ld daaweysasho.
daweysasho ld daaweysasho.
daweysi ld daaweysasho.
daweysii ld daawee.
daweysiin ld daaweyn.
daweyso ld daaweyso.
dawggal (1) 1. ld dawggelid. Gabbashada wax la gaadayo meel loogu gabbado. 2. D. ah: arrin iwm oo maangal ah.
dawggal (2) 1. (f.g) U d.: wax la gaadayo meel ugu gabbasho. 2. (f.mg) Ugu d.: cid dhibaato gaartay wax u eersasho.
dawggelid eeg dawggal². ld dawggal¹ (1).
dawi Wax meel fog u gudbin.
dawikhi ld dawakhi.
dawikhid ld dawakhid.
dawikhin ld dawakhin.
dawin eeg dawi. ld dawis.
dawis ld dawin.
dawixid eeg dawax.
dawlad 1. Dal, dad ku noolyahay, leh calan iyo xuduud caalamku u aqoonsanyahay. 2. Inta haysa maamulka sare ee qaran. ld dowlad.
dawlad dastuuri ah (siyaa.) Dawlad ku xaddeysan, una hogaansan dastuurka.
dawladnimo Dawlad ahaansho. ld dowladnimo.
dawli (1) ld dowli¹.
dawli (2) ld dowli².
dawliil Muuqaal koraad.
dawlin ld dowlin.
dawlis ld dowlis.
dawlisgoys Calaamadaha sarriinka ah oo jiidista dawlisku ku sameeyo xakabbada. ld dowlisgoys.
dawo ld daawo1. ld dawaco.
dawo-suuxin (daaw.) Dawo yareysa ama baabi'isa dareenka oogada oo dhan ama qayb ka mid ah jirka. D.da s.ta oogada oo dhan oo qalliinka loo isticmaalo waxay damisaa shaqada maskaxda taasoo keenta miyir beelid.
dawoobid ld daawoobid.
<< < 333 334 335 336 337 338 339 340 341 342 343 > >>