dhaqaaladdaran Qof aan wax tashiilin ahaansho.
dhaqaaladdarnaan 1. eeg dhaqaalad- daran. 2. Si aan habboonayn oo hanti loo maamulo. 3. Si aan habboonayn ee wax loo xannaaneeyo. ld dhaqaaladdarri, dhaqaaladdarro.
dhaqaaladdarrayn eeg dhaqaalad- darree.
dhaqaaladdarraysan Wax la dhaqaaladdarreeyey ahaansho.
dhaqaaladdarraysnaan eeg dhaqaa- ladarraysan. ld dhaqaaladdarraysnaan- sho.
dhaqaaladdarraysnaansho ld dhaqaaladdarraysnaan.
dhaqaaladdarree Wax dhaqaaladdarro ku samayn.
dhaqaaladdarri ld dhaqaaladdarnaan.
dhaqaaladdarro ld dhaqaaladdarnaan.
dhaqaaladdarroobid eeg dhaqaalad- darrow.
dhaqaaladdarrow Wax dhaqaaladdarro hayso noqosho.
dhaqaalallawe Qof aan wax tashiilin.
dhaqaalaxumaan 1. Dhaqaaladdarro. 2. Saboolnimo. ld dhaqaalaxumi, dha- qaalaxumo.
dhaqaalaxumayn eeg dhaqaala -xumee.
dhaqaalaxumee Cid dhaqaalaxumo ku sameyn.
dhaqaalaxumi ld dhaqaalaxumaan.
dhaqaalaxumo ld dhaqaalaxumaan.
dhaqaalayahan Qof ku takhasusay cilmiga dhaqaalaha.
dhaqaalayn eeg dhaqaalee.
dhaqaalaysad ld dhaqaalaysasho.
dhaqaalaysan Wax la dhaqaaleeyay ahaansho (xoolo).
dhaqaalaysasho eeg dhaqaalayso. ld dhaqaalaysad, dhaqaalaysi.
dhaqaalaysi ld dhaqaalaysasho.
dhaqaalaysnaan eeg dhaqaalaysan. ld dhaqaalaysnaansho.
dhaqaalaysnaansho ld dhaqaalays- naan.
dhaqaalayso 1. Si dhaqaale ah u maamulasho. 2. Wax tashiilid.
dhaqaale 1. Hanti. 2. Habka hanti loo maamulo. 3. Aragtida wax soo saarka iyo qaybinta hantida. ld dhaqaalo.
dhaqaalee 1. Hanti tashiilid. 2. Wax daryeelid.
dhaqaaleysad ld dhaqaalaysasho.
dhaqaaleysnaan egg dhaqaaleysan. ld dhaqaaleysnaansho.
<< < 376 377 378 379 380 381 382 383 384 385 386 > >>